Sunday, May 31, 2020
No menu items!
Home Wararka Maanta

Wararka Maanta

Bundesligaha jarmalka oo dib u furmaya 16 ka may.

Xiriirka kubada cagta jarmalka ayaa shaaciyay in dib u bilaabi doono horyaalka dalka jarmalka kadib markii la hakiyey caabuqa karoona owgii, xiriirka...
00:00:49

Xarigga Ronaldinho iyo walaalkii

Ronaldinho  waxaa laga siidaayay xabsiga, waxaana la geliyay xabsi guri. Wuxuu weli u xiran yahay dowladda Paraguay. Laacibkan oo sannadkii 2005 ku...

Kubadda Cagta ee Ingiriiska iyo Yurub oo la hakiyay

Dhammaan tartamada Kubadda Cagta ee dalka Igiriiska iyo qeybo ka mid ah Qaaradda Yurub ayaa la haliyay, sababo la xiriira cabsida Caabuqa...

Jesse Lingard Oo Wacad Ku Maray In Liverpool ay Darsi Cusub Heli Doonto.

Ciyaariyahanka kooxda Manchester United Jesse Lingard ayaa farriin hawada u mariyay kooxdiisa isaga oo u sameeyay balanqaaad weyn oo ah inay ka adkaan doonaan...

Most Read

Horyaalka Premier League ayaa dib loo bilaabi doono 17 juun.

Horyaalka Premier League Ayaa lagu wadaa inuu dib bilaabmi doono 17 Juun. Waxaa la rajeenayaa in ay ciyaaraan Kooxaha kala ah. Aston Villa vs Sheffield United...

Xanta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda horyaalada yurub iyo Coutinho leysku heysto

Chelsea, Manchester United iyo Leicester City ayaa xiriir lasameeyey wakiilka ciyaariyahanka reer Barcelona Philippe Coutinho si ay sommarka ula wareegaan, lkn Chelsea...

Bayern Munich oo hogaanka sii adkaysatay iyo Dortmund oo guulaysatay

Bayern Muich ayaa hogaanka Bundusligaha sii dheerasatay kadib markii guul cariiri ah ka gaartay kooxda Eintrach Frankfurt, Bayern ayaa ka badisay Frankturt...

Jose Mourinho: “Ma ahayn daneyste goortii Inter Milan ku guuleysatay champions league”

Jose Mourinho ´´ inaan danteyda ka fakarin waxay ahayd furaha Inter Milan ay kugu guuleysatay champions league 10 sano ka hor maanta...