Sunday, May 31, 2020
No menu items!

Jose Mourinho: “Ma ahayn daneyste goortii Inter Milan ku guuleysatay champions...

0
Jose Mourinho ´´ inaan danteyda ka fakarin waxay ahayd furaha Inter Milan ay kugu guuleysatay champions league 10 sano ka hor maanta...

Kooxaha Premier League oo isku khilaafsan bilaabashada horyaalka

0
Iyadoo la joojiyay tartanka Horyaalka England, cudurka safmarka ah ee Coronavirus dartiis, ayaa haddana waxaa soo baxaya in xilligan dhow aysan suurogal...

Bundesligaha jarmalka oo dib u furmaya 16 ka may.

0
Xiriirka kubada cagta jarmalka ayaa shaaciyay in dib u bilaabi doono horyaalka dalka jarmalka kadib markii la hakiyey caabuqa karoona owgii, xiriirka...

Xarigga Ronaldinho iyo walaalkii

0
Ronaldinho  waxaa laga siidaayay xabsiga, waxaana la geliyay xabsi guri. Wuxuu weli u xiran yahay dowladda Paraguay. Laacibkan oo sannadkii 2005 ku...

Kubadda Cagta ee Ingiriiska iyo Yurub oo la hakiyay

0
Dhammaan tartamada Kubadda Cagta ee dalka Igiriiska iyo qeybo ka mid ah Qaaradda Yurub ayaa la haliyay, sababo la xiriira cabsida Caabuqa...

Jesse Lingard Oo Wacad Ku Maray In Liverpool ay Darsi Cusub...

0
Ciyaariyahanka kooxda Manchester United Jesse Lingard ayaa farriin hawada u mariyay kooxdiisa isaga oo u sameeyay balanqaaad weyn oo ah inay ka adkaan doonaan...

Tech and Gadgets

Advertisment